Adeegyada Ilaalinta (Ximaayada)
Kiisaska Degdegga ah ee Xadgudubka Galmada
MSF waxa ay siisaa daryeel caafimaad iyo mid maskaxeed dadka ay soo gaartay faraxumaynta galmada. Kufsigu waa xaalad caafimaad oo degdeg ah. Haddii adiga ama qof aad taqaan uu la kulmay xadgudub galmo, wac 72 saacadood (3 maalmood) gudahood si aad u kordhiso fursadda taageerada naf-badbaadinta ee muhiimka ah. MSF waxa ay sidoo kale bixisa baxnaanin caafimaad, jir iyo maskaxeed oo loogu talagalay dhibanayaasha dhacdooyinka naxdinta leh. Adeegyada taageerada kooxeed sidoo kale waa la heli karaa.
24/7 Kadka degdega ah: 01117083502
Dhismo 2, Waddada 161
Wixii ballamo ah wac khadka telefoonka: 01012159162 iyo 01111483267
Dhammaan adeegyada MSF waa badbaado, sir, ixtiraam iyo bilaash.
Adeegyada Caafimaadka
Rugaha Caafimaadka
24/7 Khadka degdegga ah: 01117083502
Adeegyada Bulsho iyo Naf ahaaneed
Adeegyada Caafimaadka Dhimirka
Khadka degdegga ah: 01117083502