Ku saabsan UNHCR ee Indonesia

UNHCR waxaa lagu wargaliyay inay ka baxdo xafiiska hadda ee Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakrta. Laga Bilaabo 12ka Diseembar 2021, UNHCR kuma yeelan doonto xafiisyo ama shaqaale Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakarta. Fadlan halkan guji si aad uga bogato xog dheeri ah ee ku saabsan geediga xafiiska.

Fadlan la soco in xaaladda COVID awgeed, dhammaan xafiisyadayadu ay hadda xiran yihiin mana jirto shaqaale diyaar u ah inay la kulmaan qaxootiga ama magangelyo-doonka halkaas. Fadlan isticmaal xidhiidhka ama iimaylada la bixiyay. 

Xafiiska ugu weyn ee UNHCR Indonesia waxa uu ku yaalaa Jakarta,wakaaladuna waxa ay joogtaa Medan,Tanjung Pinang,Pekanbaru,iyo Makassar si ay dawlada uga caawiyaan wax ka qabashada baahiyaha qaxootiga iyo magangalyo-doonka ee ka baxsan caasimadda.

Macluumaadka xiriirka dhammaan xafiisyada UNHCR ee Indonesia. Fadlan guji xafiiska aad rabto inaad wax badan ka ogaato liiska hoose si aad u daaha ka qaaddo macluumaadka.

Waxaad sidoo kale la xiriiri kartaa UNHCR wakhti kasta adiga oo isticmaalaya telefoonnadan taleefoon ee laga heli karo dalka oo dhan: 

  •  0811 9840 643 
  •  0811 9629 257 
  •  0811 1554 533 

Nala soo xiriir

Haddii aadan ka helin macluumaadka aad ka raadineyso degelkan, waxaad nagala soo xiriiri kartaa foomkan xiriirka. Waxaa nasoo gaaraya su’aalo badan maalin walba, waxaana isku dayi doonaa inaan sida ugu dhaqsiyaha badan kuugu soo celino. Si loo fududeeyo dabagalka ay UNHCR ku samaynayso waydiintaada fadlan hubi inaad keento lambar telefoon ama iimayl midkood. Fadlan ogow in xogta gaarka ah ee qaxootiga ay ilaalinayso Siyaasadda Ilaalinta Xogta Shaqsiyeedka ee dadka ay khusayso UNHCR. Haddii kale waxaad noogu soo diri kartaa emailka: [email protected]


Jakarta ⬇

UNHCR waxaa lagu wargaliyay inay ka baxdo xafiiska hadda ee Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakrta. Laga Bilaabo 12ka Diseembar 2021, UNHCR kuma yeelan doonto xafiisyo ama shaqaale Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakarta. Fadlan halkan guji si aad uga bogato xog dheeri ah ee ku saabsan geediga xafiiska.

Telephone counseling: 📞 021-2964 3665  

Fax: 021-2964 3601  

Email[email protected]  


Makasar ⬇

Email[email protected]  

Online inquiry formhttps://enketo.unhcr.org/fmYrpTgM 


Medan, Pekanbaru, Tanjung Pinang and other locations ⬇

Email: [email protected]  

Online inquiry Formhttps://enketo.unhcr.org/fmYrpTgM 


Other useful contacts ⬇

Police 📞 110  

Fire Brigade 📞 113  

Ambulance 📞 118 


Related information

<< Back to Indonesia homepage
>> Select another country on our Help page