UNHCR waxaa lagu wargaliyay inay ka baxdo xafiiska hadda ee Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakrta. Laga Bilaabo 12ka Diseembar 2021, UNHCR kuma yeelan doonto xafiisyo ama shaqaale Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakarta. Fadlan halkan guji si aad uga bogato xog dheeri ah ee ku saabsan geediga xafiiska.
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan hab-u-socodka kiiska, ama rabto inaad soo sheegto walaacyada aad qabto , ama aad rabto inaad hesho la-talin ku saabsan hababka howlaha ka jira Indonesia, waxaad dooran kartaa ka mid ah kanaalada soo socda ee adiga khuseeya:
- UNHCR iyo la-hawlgalayaasha waxaa kula soo xiriiri kara kanaalada soo socda:
- Wixii weydiimo guud fadlan buuxi KOBO link-ka baaraha internetka: https://enketo.unhcr.org/x/#fmYrpTgM
- Weydiinta guud ee UNHCR oo ay ka mid yihiin in dukumiintiyo la diro fadlan cinwaanka Emailka ku soo dir: [email protected]
- Khadadka UNHCR (Xaaladaha degdega ah)
- Ilaalinta ku salaysan bulshada (CBP): +62 811 1000 424
- Qeybta ilaalinta arrimaha sharciga : +62 811 9840 643
- Khadadka hay’adaha aanu nahay shaqo wadaag (Xaaladaha degdega ah )
- Caafimaad: +62 811 8161 511
- Caawimaada dhaqaalaha: +62 811 1499 871
- Xadguduyada ku salaysan jinsiga (GBV): +62 811 9670 250
- Waxbarasho CRS-HI: +62 813 8670 2561
- Waxbarasho CWS: +62 811 9650 2978
Fadlan ku dadaal in aad isticmaasho lambarka khadadka ee kor ku xusan oo ay ku jiraan kuwa ay hayaan la-hawlgalayaasha UNHCR kuwaas oo qaban doona ujeedooyinkooda loogu talagalay.