Qaahira
Khadka telefonka:
0227390400
Saacadaha Shaqada:
Axad – Arbaco: 08:15– 15:00
Khamiis: 08:15– 12:00
UNHCR waxaa ay sii wadi doontaa in lagula soo xiriiro emayl iyada oo loo marayo xisaabaadka soo socda: | |
Soo gudbinta la xiriirta Ilaalinta Caruurta | [email protected] |
Soo gudbinta Ximaayada, la-talinta iyo Qaabilaadda | [email protected] |
Askandariya iyo Gobollada Xeebta Wuqooyi
Khadka telefonka:
0225990800
Saacadaha Shaqada:
Axad – Arbaco: 08:15– 15:00
Khamiis: 08:15– 12:00
UNHCR waxaa ay sii wadi doontaa in lagula soo xiriiro emayl iyada oo loo marayo xisaabaadka soo socda: | |
Soo gudbinta Tacadiyada Galmada la xiriira | [email protected] |
Soo gudbinta la xiriirta Ilaalinta Caruurta | [email protected] |
Soo gudbinta Ximaayada, La-talinta iyo Qaabilaadda | [email protected] |