Soo dhowoow

UNHCR Egypt - Caawinta qaxootiga iyo magangalyo-doonka

Mareegtan waxa loogu talagalay qaxootiga iyo magangelyo-doonka Masar. Waxay ku siinaysaa macluumaad muhiim ah iyo jawaabaha soo socda:

UNHCR Masar waxay kordhin doontaa saacadaha shaqada ee diiwaangelinta jimcaha iyo saacadaha gaarka ah lagad bilaabo 12ka May ilaa 23ka Juun Xafiiska UNHCR ee 6da Oktoobar si loo balaadhiyo awooda shaqada diiwaangelinta cusub loona yareeyo guud ahaan wakhtiyada sugitaanka. Dhammaan dadka ay khusayso waxa ay heli doonaan ogaysiis ku saabsan ballamaha iyaga oo telefoon ama SMS helaya
Fadlan la soco in kaliya codsade la labalamiye  in la aqbali doono  xafiiska


Adeegyada  Qaxootiga  Iyo Magangelyada  doonka ee Qaahira weyn

Kaalmada lacagta caddaanka ah ee UNHCR