Qaxooti Masar-Refuge Egypt

Adeegyada Caafimaadka

Wuxuu bixiyaa caafimaadka taranka, TB, daaweynta HIV/AIDS, iyo adeegyada carruurta da’doodu ka yar tahay shanta sano.

Magaalada Nasr:
Cinwaanka: Degmada tobnaad, ee suuqa waddooyinka, “Maktab el-tamween” dhismaha xafiiska daryeelka qoyska
Tel: 01211970028
Degdeg: 01282112011
Maalmaha shaqada: Talaado iyo Arbaco 8:00 ilaa 14:00

Zamalek:
Ciwaanka: All Saints’ Cathedral, 5 Micheal Lutfalla waddo, gadaashiisa Marriott Hotel
Tel: 01272040710
Degdeg: 01211970018
Isniin-Khamiista iyo Sabtiyada 8:00  ilaa 14:00  (Jimcaha iyo Axadaha fasaxa)

6 Oktoobar:
Cinwaanka: 48 El-markazy, Qaybta 10aad, 6 Oktoobar
Tel: 01211970037
Axadaha ilaa Khamiista: 8:00 ilaa 15:00

Adeegyada Hab Nololeedka

Tababarada Xirfadaha / Codsiyada Shaqaalaysiinta

Waxay bixisaa adeegyo hab-nololeed iyada oo loo marayo fududaynta shaqaaleysiinta mushaharka. Codsadayaashu waxay helayaan tababar xirfad shaqo oo lagama maarmaan ah, koorsooyin luqadeed, xogururinta dhaqan-dhaqaale, kobcinta awooda iyo fududaynta helitaanka suuqa shaqada

(Gudaha ) KanisadaAll Saints, ee ka Danbaysa Hoteelka Moriott, Zamalek
01102688583
WhatsApp: 01018897429
Maalinkasta marka laga reebo Jimcaha & Axadda: 10:00 – 13:00

Si naxariis leh iska hubi inaad ballan samaysatay ka hor intaadan booqan xarunta


Qaxootiga Masar bogga Facebook