Ku soo dhawoow bogga ‘caawinta’ ee ay maamusho UNHCR, hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga. Dadka Magan-gelyo-doonka ah iyo kuwa qaxootiga ah ee u diiwaan gashan UNHCR Liibiya, waxaa ay ka faa’iidaysan karaan adeegyo cayiman oo ay bixiso UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya.
Tilmaan: isticmaal oo ku dhufo halka ay ‘Menu’ ku qoran tahay ee ka hoosaysa calaamadda UNHCR, kana muuqata dhanka bidixe.
Waxaad Boggani ka heli kartaa macluumaad ku saabsan:
- Howlaha UNHCR iyo sida aad noola soo xiriiri karo
- Ciwaanada/meelaha laga xiriiri karo iyo laynka-furan ee la soo wici karo
- Sida la isaga diiwaan geliyo UNHCR
- Dib-u-dajinta iyo daad-guraynta
- Sida caawimaad loo raadsado
- Wargalinta/dacwaynta anshax-xumada
Fadlan ogsoonoow in DHAMMAAN adeegyada UNHCR ay bixiso in ay BILAASH/LACAG LA’AAN yihiin.