BBC Somali Somali
Wararka ugu waaweyn
Bandow habeenkii ah oo lagu soo rogay magaalada Houston
Maamulka magaalada Houston ee dalka Maraykanka ayaa soo rogay bandow habeenkii ah iyada oo ay magaaladu la daalaa dhacayso waxyeeladii duufaanta Harvey.
- 30 Agoosto 2017
Muran dhul oo u dhaxeeya qabiilka Maasai iyo dawladda Tanzania
Muran dhuleed oo u dhaxeeya dowladda Tanzania iyo qoowmiyadda Maasai ee dalkaasi degta ayaa gaaray heerkii ugu xumaa kadib markii ay dowladda si xoog ah dhulkoodii oga rartay dadkan.
- 30 Agoosto 2017
Lamaane 'dilay haweenay si ay ilmaheeda u qaataan'
Lamaane ku sugan gobolka North Dakota ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay in ay dileen haweenay uur leh si ay u sheegtaan in ay ilmahaas iyagu dhaleen.
- 30 Agoosto 2017
Iskuullada Muslimiinta 'waa in ay bixiyaan casharada Furriinka'
Go'aanka ayaa daba socdo xukunkii Maxkamadda Sare ee Hindiya ay ku mamnuucday in seddaxda dalaaqo hal mar lagu dhawaaqo.
- 30 Agoosto 2017
Kuuriyada Woqooyi oo ku hanjabtay tallaabo dheeraad ah
- 30 Agoosto 2017
Dumarka kalluumeysatada ah ee UK
- 29 Agoosto 2017
Andy Carroll oo ka hadlay sidii burcad hubaysan ay u soo weerartay
Ciyaaryahanka afka hore uga dheela kooxda West Ham, Andy Carroll ayaa maxkamad u sheegay in nin hubaysan oo mooto wata uu isku dayay in uu ka qaato saacad 22,000 oo gini ah.
- 30 Agoosto 2017
Cayaaraha
Liverpool oo diiday in ay Mamadou Sakho ku iibiso £25 milyan
- 30 Agoosto 2017
Stoke oo Tottenham kala soo wareegtay Kevin Wimmer
- 29 Agoosto 2017
Daawo telefishinka BBC Somali
La soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Maqal iyo Muuqaal
Kenya: Saamenyta Mamnuuciddii bacaha.
- 30 Agoosto 2017
Dad ka barakacay Bariirre
- 28 Agoosto 2017
Somaliland: Mamnuuciddii bacdu ma hirgashay?
- 29 Agoosto 2017
Waraysi: Daadadka qaaday magaalada Houston
- 28 Agoosto 2017
Macluumaad dheeraad ah
BBC Soomaali oo lixdan jirsatay
Markii ugu horeysay laanta Af Soomaaliga ee BBC ayaa hawada soo gashay maanta oo kale siddeed iyo tobankii bisha Luulyo sannadkii 1957- waxaana barnaamijkii ugu horeeyay kasoo tabiyay daartii Bush house ee London allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Ducaale.
Dowladda Soomaaliya oo soo daabacaysa 20 kun oo shilin oo isku dhegan
Guddoomiyaha bangiga dhexe Bashiir Ciise waxa uu sheegey in lacagta cusub ee lasoo daabacayo loo naqshadayn doono qaab casri ah oo aanan la been abuuri karin.
Cristiano Ronaldo oo laga ganaaxay shan ciyaar
Ciyaaryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa laga joojiyay shan ciyaar, kaddib markii bannaanka looga saaray ciyaartii ay kooxdiisa uga raayeen kooxda Barcelona 3-1 maalintii Axadda.
- 14 Agoosto 2017
Sawirro : Tartan markii ugu horeysey noociisa oo kale lagu qabto Muqdisho
Tartanka Legdenka ayaa loogu talogalay in lagu muujiyo xasiloonida ka jirta caasimadda