Search

Safarkii Abdullahi ee Libya

Sawiradaan waxaa qaaday Abdullahi isaga oo tahriib ku maraya saxaraha Libya bishii Maarso 2015. Waxa uu saxaraha Libya ku tilmaamay safarkii ugu adkaa ee noloshiisa. Maanta Abdullahi waxa uu ku noolyahay Sweden.