Villa SomaliaVerified account

@TheVillaSomalia

Official twitter channel for President Mohamed Abdullahi Farmajo’s office.

Mogadishu, Somalia
Joined November 2012
Born on July 01

Tweets

You blocked @TheVillaSomalia

Are you sure you want to view these Tweets? Viewing Tweets won't unblock @TheVillaSomalia

  1. Retweeted

    I am saddened by the senseless attack on the innocent victims in Addis Ababa. These acts by a few cowards would not deter progress in . I spoke on the phone with H.E Abiy Ahmed. My thoughts and prayers are with them.

    Undo
  2. Retweeted

    Waxan si adag u cambaareynayaa qaraxii maanta lagula beegsday dadkii kasoo qeyb galay isu soo bixii lagu taageerayay RW Itoobiya Dr. Abiy Axmed. Horumarka Ethiopia iyo midka gobolka ma aha mid lagu hor istaagi karo argagixin iyo fowdo.

    Undo
  3. Jun 21

    Madaxweyn ayaa adkeeyay in DFS ay garab taagantahay walaalaha South Sudan sidii ay uga bixi lahaayeen kala qeybsanaanta iyo dagaallada, wuxuuna kula dardaarmay in ay labada dhinac fursaddan uga faa'iideeystaan sidii dalkooda uu uga bixi lahaa dagaallada sokeeye.

    Undo
  4. Jun 21

    Madaxweynaha JFS Mudane oo caawa kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa South Sudan Mudane Salva Kiir Mayardit ayaa ku bogaadiyay labada dhinac is haya sida ay u aqbaleen in ay soo fariistaan miiska wada hadallada.

    Undo
  5. Jun 21

    Madaxweyne ayaa ka qeyb galaya Shirka 32aad ee aan Caadiga ahayn ee Madaxda IGAD oo ku saabsan xaaladda Suudaanta Koonfureed. Nabadgelyada gobolka waa mid isku xiran oo u baahan in dhammaan dalalka Geeska Afrika ay u guntadaan sidii loo xaqiijin lahaa.

    Undo
  6. Jun 21

    H.E President joins other regional leaders in for an extraordinary summit on the situation in

    Undo
  7. Jun 16

    PM Abiy Ahmed just landed at Abdulle Airport on his first offical visit to . H.E Abiy's visit is a testimony to the growing cooperation and strong commitment to bilateral ties between countries of the horn.

    Undo
  8. Jun 15

    Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay shacabka magaalada Muqdisho dulqaadka ay muujiyeen intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan, wuxuuna ku ammaanay laamaha amniga sida ay qorraxda iyo dhaxanta ugu taagnaayeen in ay dhiigga shacabka ka badbaadiyaan kooxaha horarka ah.

    Undo
  9. Jun 15

    Madaxweyne Farmaajo oo saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof oo shacab ah Masjidka Isbahaysiga ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay is garab qabtaan, lana shaqeeyaan hay’adaha amniga si dalka looga cirib tiro argagixisada.

    Undo
  10. Jun 12

    Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay in ay kaalin muuqato ka qaataan dagaalka lagula jiro kooxaha xagjirka ah iyo afkaarahooda gurracan.

    Undo
  11. Jun 12

    H.E receives credentials from the ambassador to Somalia, H.E Nicolas Nihon. The president discussed bilateral opportunities with Ambassador Nihon.

    Undo
  12. Jun 5

    Shirkii Amniga Qaranka ee ka socday magaalada Baydhabo (3-5 Juun, 2018) waxaa lagu saxiixay labo heshiis oo ku saabsan Hannaanka Doorasho ee 2020ka iyo Wadaagga Khayraadka Dalka.

    Undo
  13. Jun 5

    Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka socday magaalada Baydhabo intii u dhaxeysay 3-5 Juun, 2018 oo goor dhaw lasoo gabagabeeyay. Hoos ka akhri faahfaahinta war-murtiyeedka shirka oo dhammeystiran.

    Undo
  14. Jun 4

    Shirka Golaha Amniga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay maanta magaalada Baydhabo waxaa looga wada hadlayaa arrimo muhiim u ah amniga, siyaasadda iyo khayraad wadaagga dalka.

    Undo
  15. Jun 3

    Shirka 7aad ee Golaha Amniga Qaranka ayaa ka furmaya Baydhabo halkaas oo uu maanta gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Faahfaahinta hoos ka akhri.

    Undo
  16. Jun 3

    Shirka Amniga Qaranka oo saddexdii biloodba mar la qabto waxaa kan Baydhabo looga hadli doonaa amniga guud ee dalka, hannaanka federaalaynta, wadaaga khayraadka dalka iyo isku dhafka ciidamada.

    Undo
  17. Jun 3

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka Golaha Amniga Qaranka.

    Undo
  18. May 30

    Madaxweyne Farmaajo oo wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha Kenya. Hoos ka akhri war saxaafadeedka oo dhammeystiran.

    Undo
  19. May 30

    and would set up a joint committee for fact finding on security and border issues which will visit the border districts of Beled Hawo and Mandera, and present findings in a joint report.

    Undo
  20. May 30

    Their Excellencies underscored the need to support free trade and ease movement of people and goods, while also strengthening border security. In this regard, and would join efforts to bolster security and ensure terrorists can’t penetrate the borders.

    Undo

Loading seems to be taking a while.

Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.

    You may also like

    ·