Tweet
- Tweet, pagina attuale.
- Tweet e risposte
- Contenuti
Hai bloccato @TheVillaSomalia
Vuoi davvero vedere questi Tweet? Procedendo non sbloccherai @TheVillaSomalia
-
Villa Somalia ha ritwittato
I am saddened by the senseless attack on the innocent victims in Addis Ababa. These acts by a few cowards would not deter progress in
#Ethiopia. I spoke on the phone with H.E Abiy Ahmed. My thoughts and prayers are with them.Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Villa Somalia ha ritwittato
Waxan si adag u cambaareynayaa qaraxii maanta lagula beegsday dadkii kasoo qeyb galay isu soo bixii lagu taageerayay RW Itoobiya Dr. Abiy Axmed. Horumarka Ethiopia iyo midka gobolka ma aha mid lagu hor istaagi karo argagixin iyo fowdo.
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweyn
@M_Farmaajo ayaa adkeeyay in DFS ay garab taagantahay walaalaha South Sudan sidii ay uga bixi lahaayeen kala qeybsanaanta iyo dagaallada, wuxuuna kula dardaarmay in ay labada dhinac fursaddan uga faa'iideeystaan sidii dalkooda uu uga bixi lahaa dagaallada sokeeye.pic.twitter.com/bXR2qcpNEIGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweynaha JFS Mudane
@M_Farmaajo oo caawa kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa South Sudan Mudane Salva Kiir Mayardit ayaa ku bogaadiyay labada dhinac is haya sida ay u aqbaleen in ay soo fariistaan miiska wada hadallada.pic.twitter.com/QHGjNWTLYtGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweyne
@M_Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Shirka 32aad ee aan Caadiga ahayn ee Madaxda IGAD oo ku saabsan xaaladda Suudaanta Koonfureed. Nabadgelyada gobolka waa mid isku xiran oo u baahan in dhammaan dalalka Geeska Afrika ay u guntadaan sidii loo xaqiijin lahaa.pic.twitter.com/kQrpRp3h5NGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
H.E President
@M_Farmaajo joins other regional leaders in#Addis for an extraordinary#IGAD summit on the situation in#SouthSudanGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
PM Abiy Ahmed just landed at
#Aden Abdulle Airport on his first offical visit to#Somalia. H.E Abiy's visit is a testimony to the growing cooperation and strong commitment to bilateral ties between countries of the horn.pic.twitter.com/tsl7w5ipftGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay shacabka magaalada Muqdisho dulqaadka ay muujiyeen intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan, wuxuuna ku ammaanay laamaha amniga sida ay qorraxda iyo dhaxanta ugu taagnaayeen in ay dhiigga shacabka ka badbaadiyaan kooxaha horarka ah.pic.twitter.com/KQn7PdoygZ
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweyne Farmaajo oo saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof oo shacab ah Masjidka Isbahaysiga ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay is garab qabtaan, lana shaqeeyaan hay’adaha amniga si dalka looga cirib tiro argagixisada.pic.twitter.com/eHkMc8oc3i
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay in ay kaalin muuqato ka qaataan dagaalka lagula jiro kooxaha xagjirka ah iyo afkaarahooda gurracan.pic.twitter.com/klBA9G2bFa
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
H.E
@M_Farmaajo receives credentials from the#Belgian ambassador to Somalia, H.E Nicolas Nihon. The president discussed bilateral opportunities with Ambassador Nihon.#Belgium#Somalia#Partnershippic.twitter.com/PO1WBwXUdCGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Shirkii Amniga Qaranka ee ka socday magaalada Baydhabo (3-5 Juun, 2018) waxaa lagu saxiixay labo heshiis oo ku saabsan Hannaanka Doorasho ee 2020ka iyo Wadaagga Khayraadka Dalka.pic.twitter.com/8XbXfym1YU
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka socday magaalada Baydhabo intii u dhaxeysay 3-5 Juun, 2018 oo goor dhaw lasoo gabagabeeyay. Hoos ka akhri faahfaahinta war-murtiyeedka shirka oo dhammeystiran.pic.twitter.com/lZkNCcrTAR
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Shirka Golaha Amniga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay maanta magaalada Baydhabo waxaa looga wada hadlayaa arrimo muhiim u ah amniga, siyaasadda iyo khayraad wadaagga dalka.pic.twitter.com/oKOEwbA6Ws
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Shirka 7aad ee Golaha Amniga Qaranka ayaa ka furmaya Baydhabo halkaas oo uu maanta gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Faahfaahinta hoos ka akhri.pic.twitter.com/m8D8VpbhUI
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Shirka Amniga Qaranka oo saddexdii biloodba mar la qabto waxaa kan Baydhabo looga hadli doonaa amniga guud ee dalka, hannaanka federaalaynta, wadaaga khayraadka dalka iyo isku dhafka ciidamada.pic.twitter.com/6Vgv6y6USw
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka Golaha Amniga Qaranka.pic.twitter.com/e5i1C8mPk0
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Madaxweyne Farmaajo oo wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha Kenya. Hoos ka akhri war saxaafadeedka oo dhammeystiran.pic.twitter.com/BiSHgoaHDB
Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
#Somalia and#Kenya would set up a joint committee for fact finding on security and border issues which will visit the border districts of Beled Hawo and Mandera, and present findings in a joint report.pic.twitter.com/0GTJ7Az48sGrazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla -
Their Excellencies underscored the need to support free trade and ease movement of people and goods, while also strengthening border security. In this regard,
#Somalia and#Kenya would join efforts to bolster security and ensure terrorists can’t penetrate the borders.pic.twitter.com/6UtJhMX2F3Grazie. Twitter lo utilizzerà per migliorare la tua cronologia. AnnullaAnnulla
Il caricamento sembra essere lento.
Twitter potrebbe essere sovraccarico o avere un problema temporaneo. Riprova o visita Twitter Status per ulteriori informazioni.